Wasiirka difaaca ayaa sheegay in saacado ka hor weerarka ay la soo xiriireen saraakiil Mareykan ah, ayna siiyeen xogta hawlgalka ka dhacaya gudaha Soomaaliya

Muqdisho (KSM) Wasiirka Difaaca dawlada federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa shaaca ka qaaday maanta in waasaradda difaaca ay ka wahaysay weerarkii ciidamada gaarka ee Mareykanka ka fuliyeen magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose subaxnimadii Sabtida ee ina dhaaftay.Wasiirka ayaa sheegay in saacado ka hor weerarka ay la soo xiriireen saraakiil Mareykan ah, ayna … Continue reading Wasiirka difaaca ayaa sheegay in saacado ka hor weerarka ay la soo xiriireen saraakiil Mareykan ah, ayna siiyeen xogta hawlgalka ka dhacaya gudaha Soomaaliya